... lépted, annál mélyebbre szúr a tüske.
Wax aan gacantaada ku jirin iyo afkaagu waa kala raagaan.
Amit nem fog meg kezed, szád hiába várja.
Dheg haddii la gooyo, daloolkaa hadha.
Levághatod a fület, lyuka megmarad.
Waxay ili aragto yaa ilko gooyaan
Szem meglátja, fog harapja.
Carrab iyo ilko iyaga inta kale isaga dhow, iya... |