... fejet.
Nin waliba intay taagtiisu tahay, ayaa qodaxdu ugu tagtaa.
Minél súlyosabb a lépted, annál mélyebbre szúr a tüske.
Wax aan gacantaada ku jirin iyo afkaagu waa kala raagaan.
Amit nem fog meg kezed, szád hiába várja.
Dheg haddii la gooyo, daloolkaa hadha.
Levághatod a fület, lyuka megmarad.
Waxay ili aragto yaa ilko... |